January 17
Friday | 11:00am - 12:00pm
Shirka Shabakada ee ZOOM
Room: Zoom - Somali language
Contact Name: Fartun Mursal
Contact Email: fartun@tracassoc.com
Workshop Language: English
Event Registration: Sign Up Required
Approved Unemployment Insurance (UI) Job Search Activity: Yes
Additional Info:
Fadlan u gal WorkSourceWA.com oo abuuro koontadaada kahor intaadan imaan aqoon-isweydaarsiga.
Kahor diiwaangelinta, hubi inaad aragto qalabka kuugu yar, biraawsar, iyo nidaamyada hawlgalka ee looga baahan yahay HALKAN. Kulamada fiidiyowga waxay adeegsan doonaan qayb weyn oo ka mid ah xarig-ballaca iyo xogta. Kahor intaadan is qorin, hubso inaad leedahay qorshe xog ama helitaan la isku halleyn karo oo WiFi ah oo tan lagu waafajin karo. Si aad uga soo qeyb gasho aqoon isweydaarsiga, waa inaad isticmaashaa qalab awood u leh daawashada fiidiyowga iyo waxa ku jira oo leh karti maqal. Wixii macluumaad ah ee ku saabsan sida loogu biiro kulanka WebEx si aad uga qeybgashid aqoon isweydaarsiga, HALKAN kaalay.
Ikhtiyaari liis sugid ayaa loo isticmaali doonaa dhacdadan. Liiskan sugitaanka ayaa si otomaatig ah u shaqeeya haddii xubin ka mid ahi ka tago diiwaangelintiisa, xirfadlaha kale ee ku jira liiska sugitaanka ayaa la casuumi doonaa. Liiska sugitaanka waxaa loo adeegsan doonaa hanaankan otomaatig u ah iyo inuu la socdo baahida loo qabo aqoon isweydaarsiga. Aqoon isweydaarsi kastaa wuxuu u baahan yahay diiwaan gelin gooni ah.
Markaad isqorto dhacdadan, fadlan isticmaal isla magaca iyo cinwaanka e-maylka aad ugu isticmaasho koontadaada worksourcewa.com, hadday suurogal tahay.
Hadaad ubaahantahay hooy si aad ugaqaybqaadato tababarkan, fadlan kalaxir Leila Abdikarim Leila@tracassoc.com. Fadlan sheeg magacaaga, codsashada hoy, iyo magaalada aad deggan tahay. Fadlan ka codso hoygaaga sida ugu dhaqsaha badan si diyaarin loo sameeyo.